200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Amiirka Qadar oo kashifay sir hor leh oo ku saabsan kiiska Qudus ee Sacuudiga iyo Israel | Shabakada Warbaahinta Times

Amiirka Qadar oo kashifay sir hor leh oo ku saabsan kiiska Qudus ee Sacuudiga iyo Israel

Muqdisho (Caasimada Online) – Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa aysan afka ka qabsan doonin baahinta Dukumiintiyo muujinaaya xiriir hoosaadka ka dhexeeya dowladaha Sacuudiga iyo Israel.

Amiirka waxa uu tilmaamay inay hayaan cadeymo muujinaaya in dowlada Sacuudiga ay kaalin weyn ka qaadatay sida magaalada Qudus loogu gacan galin lahaa dowlada Israel.

Waxa uu cadeeyay in dowladiisa ay goor sii horeysay arrintaan ka hortageeda usoo bandhigtay dowladaha islaamka, hase ahaatee ay ku kasbadeen mucaarad Siyaasadeed.

‘’Kama ganban doono inaan dunida muslimka ah la wadaagno cadeymaha muujinkara in Sacuudiga uu kaalin ka qaatay arrinta Qudus’’

Sidoo kale, Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa dowladaha ay daacada ka tahay ka hortaga arrinta Qudus ugu baaqay inay cadeeyan mowqifkooda Qudus.

Waxa uu sidoo kale ku baaqay in si wada jira magaalada Qudus looga badbaadiyo dowladaha Sacuudiga, Mareykanka iyo Israel.

Haddalka Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa kusoo beegmaaya xili sababta khilaafka Xulafada Sacuudiga iyo Qadar la sheegay inay u sabab aheyd Dukumiintiyada ku saabsan kiiska Qadar oo ay heyso dowlada Qadar.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

The post Amiirka Qadar oo kashifay sir hor leh oo ku saabsan kiiska Qudus ee Sacuudiga iyo Israel appeared first on Caasimada Online.

Fikradaha Akhristayaasha (0)