200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Shabakada Warbaahinta Times | Archive | Dunida

Dunida

Amiirka Qadar oo kashifay sir hor leh oo ku saabsan kiiska Qudus ee Sacuudiga iyo Israel

Muqdisho (Caasimada Online) – Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa aysan afka ka qabsan doonin baahinta Dukumiintiyo

Continue Reading »

Qeybta Dunida

Sacuudiga oo isku deyaya in la baabi’iyo xadka ka noqoshada diinta Islaamka!

Xarunta la dagaalanka Fikirka xagjirnimada oo hoostagta wasaaradda gaashaandhigga ee Sucuudiga ayaa ku baaqday in la qabanayo dood cilmiyeed isugu jirta dhinacyada Fiq-higa iyo Fahamka,

Continue Reading »

Dunida Archives

John Kerry oo kashifay laba dowlad oo mar kasta Mareykanka ku cadaadin jiray  in la weeraro Iran
- Nov 29, 2017
Washington (Caasimadda Online) – Dowladda Mareykanka ayaa dhawr jeer oo hore qarka u fuushay inay ku duusho dalka Iiraan ka hor inta aan laga gaarin wax heshiis ah Hubka Nuclearka ...
Korea-da Waqooyi oo tijaabisay gataal gaara meel kasta oo Mareykanka ah iyo cabsi billaabatay
- Nov 29, 2017
Pyongyang  (Caasimadda Online) – Kuuriyada Waqooyi ayaa si rasmi ah u xaqiijisay inay awood buuxda u heysato inay duqeyso dalka Mareykanka kadib markii ay ku guuleystay tijaabadii ay dhawaan ku ...
Waa kuma yaxaaska soo rogaal celiyay ee dalka Zimbabwe?
- Nov 17, 2017
Dad badan oo reer Zimbabwe ah kama dahsoonayn in Emmerson Mnangagwa uu jeclaan lahaa in uu xilka madaxweynenimada ka badalo Robert Mugabe. Mugabe-na wuxuu u muuqday in uu sidaa la rabo, ...
Zimbabwe oo weli ka war dhowraysa mustaqbalka Mugabe
- Nov 17, 2017
Dadweynaha reer Zimbabwe ayaa ka wardhowraya tallaabda xigta eee ay qaadi doonaan milatarirga la wareegay awoodda dalkaasi. Madaxweyne Mugabe ayaa ku jira xabsi-guri, balse xaaskiisa Grace Mugabe oo dooneysay inay ninkeeda ...
Robert Mugabe oo xabsi guri la geliyey iyi wararkii ugu dambeeyey Zimbabwe
- Nov 15, 2017
Harare (Caasimada Online) – Milatariga ayaa la wareegay awoodda dalka Zimbabwe, balse madaxweyne Robert Mugabe oo wadooda dalkaasi hayay tan iyo 1980 ayaa la sheegay inuu badqabo. Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika ...
Sir xasaasi ah: Madaxweyne shaaca ka qaaday xiriirka qarsoon Daacish iyo USA
- Nov 12, 2017
Kabul (Caasimada Online) – Hamid Karzai, madaxweynihii hore ee dalka Afghanistan ayaa ku eedeeyey in Mareykanka ay la shaqeeyaan kooxda Daacish ee dalka Afghanistan. Wareysi uu siiyey Taleefishinka Aljazeera ayuu Karzai ...
Kenyatta oo ku guuleystay doorashada ku celiska ah ee Kenya
- Oct 30, 2017
Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta la doortay ka dib doorashadii ku celiska ahayd ee dhacday 26-kii bishan. Uhuru Kenyatta ayaa helay 98.26 boqolkiiba codadkii la dhiibtay, ...
Dalka Baxreyn oo dalbaday in Qadar laga saaro Golaha iskaashiga Khaliijka
- Oct 30, 2017
Manama (Caasimadda Online) –   Iyadoo ay meel xun mareyso xiriirka dowladaha Khaliijka iyo dalka Qatar Dowladda Baxreyn ayaa dalbatay in dalka Qadar laga saaro xubinnimida Ururka Iskaashiga Khaliijka Carabta ee GCC ...

Next Page »