200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Shabakada Warbaahinta Times | Archive | Dunida

Dunida

ISIS oo ay isugu darantay laba arrin oo kala daran (Ma idlaaday waqtigooda?)

Ugu yaraan 5,600 oo ah taageerayaasha ururka la magac baxay dawladda islaamiga (IS) ayaa ku laabtay dalalkooda, ayadoo kooxda dhulal laga qabsanayo Ciraaq iyo Suuriya,

Continue Reading »

Qeybta Dunida

Daawo: Xildhibaano Yahuud ah oo lagu ceebeystay shirkii baarlamanaada dunida

Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim,  oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad oo ka socday dalka Russia magaalada Saint-Petersburg ayaa kalmado weerar ah

Continue Reading »

Dunida Archives

Toban sababood oo uu Raila uga baxay tartanka doorashada Kenya?
- Oct 11, 2017
Is beheysiga mucaaradka Kenya ee loo yaqaano NASA ayaa sheegay in uu ka haray doorashada la filayo in la qabto 26-ka bishan. Hadaba kooxda Raila ayaa cuskatay qodobo badan, balse 10 ...
Kuuriyada Waqooyi oo “xaday qorshaha duullaanka” Mareykanka
- Oct 10, 2017
Seoul (Caasimadda Online) – Burcadda internet-ka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa la sheegay in ay xadeen warqado aad u badan oo sir militari ay ku qoran tahay. Waxaa la sheegayaa in sirta ...
War cusub oo laga soo saaray diyaaraddii Malaysia ee la waayay
- Oct 4, 2017
Baarayaal u dhashay dalka Australia oo ku hawlanaa sidii loo heli lahaa raq iyo ruuxba diyaaradii MH370 ee Malesia laga lahaa ee la waayay sanadkii 2014-kii ayaa war kasoo saaray ...
Weerarkii ugu dhimashada badnaa taariikhda Mareykanka oo lagu qaaday Las Vegas
- Oct 2, 2017
Las Vegas (Caasimada Online) – Ugu yaraan 50 ruux ayaa ku dhintay 200 kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray toogasho ka dhacday bandhig faneed lagu qabanayay magaalada Las Vegas ee ...
Qadar oo dooneysa in ay wadahadal lagasho 4-ta Dowladood ee xiriirka u jaray
- Sep 9, 2017
Doha (Caasimadda Online) – Qadar ayaa ku dhawaaqday sida ay ugu baahan tahay wadahadal iyo in ay miiska wadahadalka la fariisato afarta dowladood ee u jaray xiriirka siyaasadeed, warkan ayaa ...
Taariikhda Muslimiinta Myanmar, tiradooda iyo sababta ka dambeyso gumaadka lagu hayo
- Sep 5, 2017
Myanmar ( BURMA), waa wadan ku yaala koonfur bari Aasia wuxuu xuduud la leeyahay Bangladesh, China, Laos, iyo Thailand. Cabirka dhul ahaaneed ee Myanmar waa 676,578 square kilo meter, wuxuuna ...
Shan arrimood oo sabab u ahaa go’aanka maxkamadda sare ee Kenya ee doorashada
- Sep 2, 2017
Maxkamadda sare waxay baabi’isay dib u doorashadii madaxweyne Uhuru Kenyatta. Toddoba xaakim ayaa tiro aqlabiyad ah jimcihii ku go’aamiyey in guddiga doorashada uu ku guul darraystay inuu qabto doorashooyin waafaqsan ...
Mareykanka oo war cusub ka soo saaray xaaladda Abu Bakar Al-Baghdadi
- Sep 2, 2017
Waxaa suuragal ah in hogaamiyaha ururka la baxay Khilaafada Islaamka uu weli nool yahay, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka mid ah ciidamada Mareykanka. Hadalkaas wuxuu khilaafayaa mid horey uu ...

« Previous PageNext Page »