200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Shabakada Warbaahinta Times | Archive | Maqaalo

Maqaalo

Qaaraanka ay Qadar ku deeqday, qofba si u qaaday

Dowladnimada Soomaaliya wixii ka danbeeyey dowladii uu madaxweynah ka ahaa  Eebe ha naxariistee   Maxamed Siyaad Bare ma jirin heshiis rasmi ah oo lagu maalgalinayo dalka

Continue Reading »

Qeybta Maqaalo

Xog: Xildhibaanada iyo wasiirada HirShabelle wax mushaar ah ma qaataan

Hirshabeele waxey maanta yeelatay 20 wasiir, 20 wasiir ku xigeen iyo 17 wasiiru dowle taas oo ka dhigan iney lee yihiin 57 Wasiir, waa maamul

Continue Reading »

Maqaalo Archives

Dad aan garasho iyo garaad lahayn: Ma qaldanaa hadalkii Farmaajo?
- Nov 14, 2017
Waxaan nahay ummad ay garashada iyo garaadku ku yar yihiin kaba sii darane aan dareynsaneyn wadciga uu dalku maraayo iyo dhibaatooyinka naga heysta argagaxisada AL-SHABAAB.  Waxay soo qoreen in Madaxweyne ...
Maryan ma ahayn Masiixiyad!: Akhriso ujeedka laga lahaa Faafinta warkaas
- Oct 29, 2017
Hurdo ayaan ka soo toosay. Sida caadada ii ah, haddii aan ammin haysto waxaan isha mariyaa wararka iyo baraha bulshda. Farriimihii la iigu soo diray Facebook waxaan ka xushay hal mid ...
Cashar muhiim ah ayaa Somalia ugu jira siyaasada arrimaha dibadd ee Iran
- Oct 27, 2017
Dalka Iiraan waa waddanka kaliya ee ku yaal bariga-Dhexe ee madax-bannaani haysto. Madax-bannanidaan kuma imaan si fudud ilaa haddana loogama harin. Sida waddamada kale muslimiinta Iiraan waxaa marki hore loo ...
Soomaalidu miyey weli qiil u raadinayaan Al-Shabaab 11 sano kadib?
- Oct 23, 2017
Waxaa hada laga joogaa muddo 11 sano ah markii uu dalka Soomaaliya ka dhacay weerarkii ugu horeeyey oo ismiidaamin ah oo ay geysato kooxda Al Shabaab iyo xagjiriinta Soomaaliya ka ...
Qaraxiii isgooyska Soobe ka dib maxaa nala gudboon?
- Oct 20, 2017
Akhristayaasha iyo akhyaarta qiimaha lahow, waxaan ku mashquulsanaa inaan soo diyaariyo maqaal ku saabsan shirkii Kismaayo waxa ka soo baxay, anigoo hore uga dhiibtay fikirkayga baryahii uu socday shirkaas, maqaalkaygana ...
5 waxyaabood oo muujinaya waxqabad xumada Mahad Salaad iyo jawaabta eedeymihii uu u jeediyey Farmaajo
- Oct 20, 2017
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo 4 sano ah dalka hoggaaminayey ayaa waxaa u qabsoomay waxyaabo badan oo la taaban karo, halka uu gaari waayey ballan qaadyo ...
Dhaliisha Mahad Salaad iyo xaqiiqda musiibada Zoobe: Ma xildhibaan mise hoggaamiye kooxeed
- Oct 18, 2017
Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Shakhsiyaadka kasoo horjeedo dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray warbixin laga dheehan karay inteeda badan been abuur ...
Yaa ka dambeeyay qarixii Zoobe? (BBC-da oo xog xasaasi ah ka diyaarisay)
- Oct 17, 2017
Idaacadda BBC, gaar ahaan qeybteeda Afka Soomaaliga ku hadasho ayaa diyaarisay warbixin ay kaga hadashay cidda ka dambeyso qaraxii Zoobe. Haddaba halkaan hoose ka akhriso warbixinta ay BBC Somali diyaarisay: Click ...

Next Page »