200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Shabakada Warbaahinta Times | Archive | Maqaalo

Maqaalo

Soomaalidu miyey weli qiil u raadinayaan Al-Shabaab 11 sano kadib?

Waxaa hada laga joogaa muddo 11 sano ah markii uu dalka Soomaaliya ka dhacay weerarkii ugu horeeyey oo ismiidaamin ah oo ay geysato kooxda Al

Continue Reading »

Qeybta Maqaalo

Qaraxiii isgooyska Soobe ka dib maxaa nala gudboon?

Akhristayaasha iyo akhyaarta qiimaha lahow, waxaan ku mashquulsanaa inaan soo diyaariyo maqaal ku saabsan shirkii Kismaayo waxa ka soo baxay, anigoo hore uga dhiibtay fikirkayga

Continue Reading »

Maqaalo Archives

5 waxyaabood oo muujinaya waxqabad xumada Mahad Salaad iyo jawaabta eedeymihii uu u jeediyey Farmaajo
- Oct 20, 2017
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo 4 sano ah dalka hoggaaminayey ayaa waxaa u qabsoomay waxyaabo badan oo la taaban karo, halka uu gaari waayey ballan qaadyo ...
Dhaliisha Mahad Salaad iyo xaqiiqda musiibada Zoobe: Ma xildhibaan mise hoggaamiye kooxeed
- Oct 18, 2017
Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Shakhsiyaadka kasoo horjeedo dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray warbixin laga dheehan karay inteeda badan been abuur ...
Yaa ka dambeeyay qarixii Zoobe? (BBC-da oo xog xasaasi ah ka diyaarisay)
- Oct 17, 2017
Idaacadda BBC, gaar ahaan qeybteeda Afka Soomaaliga ku hadasho ayaa diyaarisay warbixin ay kaga hadashay cidda ka dambeyso qaraxii Zoobe. Haddaba halkaan hoose ka akhriso warbixinta ay BBC Somali diyaarisay: Click ...
Madaxda maamullada iyo iyo madaxdi ay la safteen, maxaa gurmadoo ka yimid?
- Oct 17, 2017
14-kii Octobar waxay aheyd maalin murugu badan, waana musiibo qaran oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Allah u naxriisto dhamaan dadkii ku geeriyooday, sido kale Allah siiyo caafimaad degdeg ah intii ...
Qofkii dhiig ku dambeeyow damqo
- Oct 17, 2017
Ugu horreyn, waxaan aad iyo aad uga murugooday dhacdadii musiibada ahayd ee dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho, taasi ayaanna damiirkeygu ii masaamixi waayay inaan ka aamuso. Marka xigta waxaan intii ...
Qaraxii Zoobe: Beesha Caalamka…Yaa Ka Hadlay, Yaa Ka Aamusay, Yaase Wax-qabtay?
- Oct 16, 2017
Qaraxa sabtidii ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isla markaana ay ku dhinteen ku dhawaad 300 oo qof waxaa ka hadlay dunida inteeda badan dalalka ugu waaweyn laakin inta ...
Illaa goorma ayaan qaraxa iyo xasuuqa Al-Shabab kaga jawaabaynaa tacsi iyo baroordiiq
- Oct 16, 2017
Ugu horreyn waxaan tacsi u dirayaa dhamaan ummada soomaaliyeed xasuuqii shalay ka dhacay Caasimada dalkeena, waxay ahayd geeri guri walba gashay kana ilmaysiisay cid walba oo maqashay ama aragtay. Muddo 10 ...
Dhismaha xukuumadda: Maxaa qurbo-joogta looga fadilaa dal-joogta?
- Oct 14, 2017
Bal hadda eega dhismaha xukuumadaha Somalia iyo Somaliland. Bal fiiriya nooca dadka ay u badanyihiin. Markasta oo la dhisayo xukuumad cusub ama la maqlo isku-shaandhayn ayaa soo dhow waxaa dalka iska ...

« Previous PageNext Page »