200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Shabakada Warbaahinta Times | Archive | Somaliland

Somaliland

Xog & Gorfeyn: Guusha Biixi maxay ka bedeli kartaa wadahadallada DFS & Maamulka Somaliland?

Muqdisho (Caasimada Online)-Doorashadii ka dhacday Somaliland 13kii bishan Nofembar, ayaa kusoo dhammaatay si nabad gelyo ah, waxaana madaxweyne loo doortay Muuse Biixi oo ahaa musharraxa

Continue Reading »

Qeybta Somaliland

3 arrin oo sahlay guusha Muuse Biixi uu ka gaaray doorashada Somaliland

Inkastoo uu guddiga doorashadu 10 maalmood codbixinta ka dib ku dhawaaqay in Muuse Biixi uu ku guulaystay, misna saadaal badan ayaa dhankaas u janjeertay; kaliya

Continue Reading »

Somaliland Archives

Daawo Video: Faysal Cali Waraabe “Guusha Muuse waa guushayda, Wadani waa Soomaaliwayn”
- Nov 22, 2017
Hargeysa (Caasimada Onlinne) – Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa sheegay inuu ku Faraxsan yahay Guul-darada Xisbiga Wadani uu kala Kulmay doorashadii “Kulmiye iyo ...
Yaa ku guuleystey doodii musharixiinta madaxweyne ee Somaliland?
- Oct 20, 2017
Hargeysa (Caasimada Online) – Habeenkii xalay waxaa dood fool ka fool ah isugu yimid saddexda Musharax ee u tartamaya xafiiska Madaxweynaha Somaliland. Dooda ayaa u dhaxaysey: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Xisbiga Waddani Faysal Cali ...
Somaliland oo qaadatay go’aan cusub oo la xiriira kaniisadda Hargeysa
- Aug 3, 2017
Hargeysa (Caasimada Online) – Maamulka Somaliland ayaa joojiyey kaniisad la doonayey in laga furo magaalada Hargeysa ee xarunta mamaulkaas, oo muran badan uu ka dhashay. War-murityeed ka soo baxay wasiirka Diinta ...
Video: Maxay Adna ka aaminsan tahay Somalia iyo Soomaalida? (Daawo muuqaal yaab leh)
- Jul 26, 2017
Waxaa dhawaan magaalada Hargaysa lagaga dhawaaqay in maamulka Siilanyo uu u magacaabay Marwo Adna Adan xilka ah Madaxa wadahadalka uu maamulkaa la gelayo dawladda Federaalka ee Soomaaliya.  Haddaba waxaan halka ...
Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo oo hal qodob oo fudud u fashilmay
- Jul 12, 2017
Hargeysa (Caasimada Online) – Burbur ayaa ku yimid wadahadalladii Somaliland iyo Khatumo iyadoo 10-kii July loo ballansanaa dhamaystirka hishiiskii 16 June labadaas dhinac ku wada gaareen magaalada Hargaysa kasoo qodob ...
Britain oo cuna-qabateyn saareysa Somaliland, una diiday shirka London
- Apr 8, 2017
Hargeysa (Caasimada Online) – Britain ayaa ay suurto-gal tahay inay cuna-qabateyn saarto maamulka Somaliland, sababo la xiriira dib u dhacyada doorashooyinka maamulkaas, warbixino ayaa sidaas sheegay. Wargeyska Africa Intelligence ayaa sheegay ...
Muxuu DF uga dhigan yahay hadalkii Michael Keating ee heshiiska Berbera?
- Apr 5, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) –  Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa wax laga waydiiyey arrimaha ku aadan heshiiska Saldhigga Berbera ee dhex maray Imaaraadka ...