200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Shabakada Warbaahinta Times | Archive | Warar

Warar

Aqalka Cad ee Mareykanka oo loo gudbiyey qorshe ku saabsan Somalia labada sano ee soo socota

Washington DC (Caasimada Online) – Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ee Perntagon ayaa sheegtay inay qorsheyneyso in laba sano oo hadda dhimman ay sii waddo dagaalka lagula

Continue Reading »

Qeybta Warar

Amiirka Qadar oo kashifay sir hor leh oo ku saabsan kiiska Qudus ee Sacuudiga iyo Israel

Muqdisho (Caasimada Online) – Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa aysan afka ka qabsan doonin baahinta Dukumiintiyo

Continue Reading »

Warar Archives

Ethiopia oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan saldhiga safaaradeeda Tel Aviv ee Qudus
- Dec 11, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Ethiopia ayaa daboolka ka qaaday inaysan adeeci doonin go’aanka uu Madxaweynaha Mareykanka Donald Trump magaalada Qudus ugu hibeeyay Israel. Ethiopia waxa ay sheegtay in howlaha Safaaradooda ay ...
Xog: Maxaa hortaagan qorshaha magacaabista safiirada cusub ee Somalia?
- Dec 11, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar hoose oo aan ka heleyno Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku imaaday qorsho lagu doonaayay in lagu magacaabo Safiiro cusub. Xogaha ...
Sacuudiga oo isku deyaya in la baabi’iyo xadka ka noqoshada diinta Islaamka!
- Dec 11, 2017
Xarunta la dagaalanka Fikirka xagjirnimada oo hoostagta wasaaradda gaashaandhigga ee Sucuudiga ayaa ku baaqday in la qabanayo dood cilmiyeed isugu jirta dhinacyada Fiq-higa iyo Fahamka, taas oo ku saabsan sidii ...
Jubbaland oo digniin kasoo saartay arrin uu Mareykanka ka wado Somalia
- Dec 5, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo dhawaan dhowr duqeyn ay ka dhacday degaanada maamulka Jubbaland, ayaa waxaa qeylo dhaan ka muujiyay duqeyntaasi baarlamaanka maamulka. Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa ka digay in diyaaradaha ...
Shabaab baxsad ah oo gaaray gobolka Bari (Xagee tageen?)
- Dec 5, 2017
Boosaaso (Caasimada Online) – Saraakiil iyo dagaal-yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab oo baxsad ah, ayaa waxaa la soo sheegaya in ay gaareen Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari, iyagoo ku ...
Waddooyinka waaweyn ee Muqdisho oo xiran maalintii labaad
- Dec 5, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maalintii labaad xiray qeybo ka mid ah jidadka ugu muhiisan ee magaalada Muqdisho. Ciidamada oo weli tuban waddooyinka ayaa xanibay dhammaan isku socodka ...
Arrin cusub: Roobow oo shaaciyay inuusan isku dhiibin DF iyo hal arrin oo uu dalbaday
- Dec 4, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Madaxtooyada maamulka uu saacado ka hor kulan khaas ah ku dhexmaray Horjooge ku-xigeenkii hore ...
Daawo sawirro cusub oo muujinaaya meydka Cali Cabdalla Saalax
- Dec 4, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa lagu dilay magaalada Sanca, sida lagu sheegay raadiyaha wasaaradda arrimaha gudaha ee Xuthiyiinta. Telefishin ay Xuutiyiinta maamulaan oo lagu magacaabo ...

Next Page »