200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Shabakada Warbaahinta Times | Archive | Warar

Warar

Madexweyne Farmaajo oo Doobbo Dillaacsaday

Marki uu billaabay inuu fakaaroyaal dadka kala hadlo, Farmaajo wuxuu jeedin jiray hadallo loo riyaaqo. Jeceylka loo qabay hadalladiisa inta badan waxaa hagi jiray, hanki

Continue Reading »

Qeybta Warar

Video: Faroole oo shaaciyey cidda ka dambeysa collaadda Sool – Somaliland kaliya maaha

Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Farole, oo warbaahinta kula hadlayay magaalo madaxda Puntland ee Garoowe, ayaa ka hadlay colaadda ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka

Continue Reading »

Warar Archives

C/Weli Gaas oo wada qorshe hadii uu ku dhaqaaqo keeni kara dhibaatooyin
- Jan 11, 2018
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Hogaamiyaha maamulka Puntland C/weli Gaas uu wado qorsho uu ku kordhisanaayo mudada uu sii heyn doono xilka maamulka. Hogaamiyaha oo ...
Booliiska Somalia oo ay ku sii kordhayaa dhalinyaro isku darsaday aqoon iyo darajo ciidan
- Jan 11, 2018
Muqdisho (Caasimada Online) – Ku-simaha Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qulqulka dhalinyarada heerka Jaamacadeed ee bilihii ugu danbeeyay iska diiwaan galinaayay Booliska Soomaaliyeed. Generaal Mukhtaar, ...
Garsoorka Somalia oo sii xumeynaya halkii arrin ee laga rabay inuu hagaajiyo
- Jan 11, 2018
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa sii kordhaaya Garsoor xumida ka jirta dalka ee saameynta ba’an ku yeelatay rajadii laga qabay in dalka uu ku xasilo Garsoorka. Garsoor darada ka jirta dalka ayaa ...
Wasiirada cusub ee dhowaan uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la dhaariyey
- Jan 7, 2018
Muqdisho (Caasimadda Online) – Munaasabad kooban oo  ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu dhaariyey wasiirada cusub ee wasaaradaha Arrimaha dibadda, Ganacsiga iyo Gudaha. Axmed Ciise Cawad, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo ...
Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweyn aan hore loo arag loogu sameeyey Magaalada Garowe
- Jan 7, 2018
Garoowe (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiiro iyo xildhibaanno ayaa si ...
Akhriso Shakhsiyaadkii Farmaajo ku qalqaaliyey inuu baajiyo kulankii Wadatashiga iyo Hormarinta Gobolka Banaadir
- Jan 7, 2018
Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Shalay sheegay in uu baaqday  Shirka Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta Gobolka Banaadir oo lagu ...
Akhriso Sheekh Xasan Daahir oo farriin xasaasi ah u diray Siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda Federaalka
- Jan 7, 2018
Muqdisho (Caasimadda Online) – Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mida hoggaamiyeyaasha Xisbul islaam iyo Alshabaab oo xabsi guri ugu jira dowladda Federalka ayaa soo saaray muuqaal video kale oo ...
Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo difaacay NISA, Weerar Culusna ku qaaday Siyaasiyiin & Xildhibaanno
- Jan 7, 2018
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan C/Shakuur Cali Mire oo ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilay siyaasiyiin iyo xildhibaanno adeegsaday magacyada madal iyo Xisbiyo Siyaasadeed oo weerar ...

« Previous PageNext Page »