200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Shabakada Warbaahinta Times | Archive | Xul

Xul

Qisada 5 ka mid ah dadkii ku dhintay qaraxii isgoyska Zoobe

Qaraxii 14kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe waxaa uu dhibaateeyay qoysas badan oo Soomaali ah, qoysaskaas oo ka tirsan qeybaha kala duwan ee bulshada. Haddaba

Continue Reading »

Qeybta Xul

Daawo: Sida loo qoro kitaabka qur’aanka iyo wareysiga ninka gacantisa ku qoray

Doha (Caasimada Online) – Rasuulka SCW ayaa  sheegay inuu dadka ugu khayr badan yahay Qofka Barta Qur’aanka ee Hadana dadka Barra, Hadaba Bal Qiysaas Qiimaha

Continue Reading »

Xul Archives

Maxamed Abshir: Askarigii dimuqraadiga ahaa.!!
- Oct 27, 2017
Sanadkii 1958 waxa la mideeyay, oo hal hogaan loo yeelay ciidamadii police-ka iyo military-ga ee soomaaliya, iyada oo Maxamed Abshir noqday taliyihii u horeeyay ee ciidamada soomaaliya, dhawr sano kadib ...
ICG oo warbixin xasaasi ka soo saartay khilaafka DF iyo maamullada
- Oct 23, 2017
Hay’adda xasaradaha adduunka ee marka la soo gaabiyo la yiraahdo (ICG), ayaa soo saartay 20-ka bishan warbixin cusub, oo ay kaga hadlayso xaaladda dalka Soomaaliya. Warbixinta oo ku qoran Luuqada Ingriiska, ayaa ...
Ahmed Shariif Oo ka Mid Ahaa Musharaxiintii Looga Guuleystay Galmudug Oo Ururka Al Saaciduuna Bil Xaq ka Dalbadeen baarlamaanka galmudug in ay Doortaan.
- Oct 20, 2017
ururka alsaaciduuna bil xaq oo ah urur xag jir ah ayaa waxaa ay baarlamaanka maamulka galmudug ka dalbadeen in ay doortaan ahmed shariif. ururkaani ayaa somalia waxaa ay ka doonayaan meel ...
Xog cusub: Imaaraadka oo Somaaliya ka haysta saxiixa heshiis qarsoodi ah oo halis badan
- Oct 20, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) – Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ka haysta heshiis u saamaxaya waxyaabo badan oo danahooda Soomaaliya ku saabsan, sida ay ogaatay Caasimada Online, xilli Imaaraadka ay dagaal xooggan ...
Daawo: Xildhibaano Yahuud ah oo lagu ceebeystay shirkii baarlamanaada dunida
- Oct 20, 2017
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim,  oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad oo ka socday dalka Russia magaalada Saint-Petersburg ayaa kalmado weerar ah oo geesinimo ku jirto ku ...
Erdogan: “Marka ay dhab iyo ficil gaarto waad dhuumaneysaan! maad u gurmataan Somalia”
- Oct 19, 2017
Istanbul (Caasimada Online) – Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si fiican uga hadlay Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho oo ay ku dhinteen boqolaalka qof, iyo sida beesha caalamka kuwa ...
Qaraxii Zoobe oo la ogaaday halka loola dan lahaa (Xogta VOA)
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) – Sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka Soomaaliya ayaa VOA-da u sheegay in qaraxi ay dadka badani ku dhamaadeen ee Sabtidi ka dhacay Muqdisho uu bartilmaameedkiisu ahaa ...
Xog : Nooca qarixii Zoobe, halka uu ku socday, iyo sababta Shabaab u sheegan waayeen
- Oct 18, 2017
Muqdisho (Caasimada Online) – Gaari Xamuul ah oo laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa Sabtidii ku dilay Muqdisho in ka badan 300 oo Qofood, sidoo kalana 400 oo kale dhaawacay. Weerarkan ...

« Previous PageNext Page »